Waxa ay xaaskaga mudantahay Xushmeyn.
Ibnu Abas (Radiyalahu-Anhu) waxa uu Rasuulka Alle (Salalahu-Aleyhi-Waslam) ka wariyay ''Kuwiina ugu wanaagsan waa kuwo wanaajiya xaasaskooda.'' Rasuulka ayaa tusaalaha ugu wanaagsan ragga usoo qaatay kuwa xushmeeya, u kaalmeeyo kuna suntan jaceylka xaasaskooda in ay yihiin kuwa ugu wanaagsan ragga.
No comments:
Post a Comment